Barnaamij Muran badan dhaliyey oo laga joojiyey telefishinka dalka Iran

Iran ayaa telefishinka codkeeda ku hadla ka joojisay Barnaamij lacago lagu helayo markii ay ka cawdeen culimada waaweyn ee dalkaas taladiisa awooda ku leh. Barnaamijkan ayaa shaabaha mid laga sii daayo telefshinada reer galbeedka oo la magac baxay “Yaa dooneya inuu Milionaire noqdo” (Who Wants to be a Millionaire) Hogaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iran … Continue reading Barnaamij Muran badan dhaliyey oo laga joojiyey telefishinka dalka Iran